X

Muqdisho oo ay ka sii dabargo’ayso dugsiyada Quraanka ee looxa lagu dhigo

Muqdisho ayaa waxa ka sii dabargo’aya dugsiyada Quraanka ee looxa lagu dhigo. Caruurta ayaa inta badan waxa wax lagu bari jirey loox kadibna la maydho.



Macalimiinta Quraanka dhiga ayaa ah kuwa aan la tijaabin akhlaaqdooda iyo macalinimadooda, kana soo bixin tababaro gooni ah dhigista Quraankeena.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4KWKRiIRHlE[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.