X

Muqdisho oo habeenkii ay ku soo kordheen arin in muddo ah aan looga baran+MUUQAAL

Muqdisho ayaa burbur xoogleh soo gaadhay waxayna ahayd magaalo ay soo mareen qabqablayaal farabadan iyo tuugo ilaa ugu dambeyntiina in badan oo ka mida ay u gacan gashay kooxda argagixisada ee shabaab. Hadaba magaalada ayaa waxa ku soo kordhay adeegyo aan habeenki la qaban jirin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.