X

Muqdisho oo la geeyay dhaawaca caruurtii Kiiniya duqeysay

Waxa goor dhaweyd ka soo degay garoonka Muqdisho caruurtii ay duqeysay cadowga Kiiniya gaar ahaan gobolka Gedo si loogu fidiyo caafimaadka ay u baahan yihiin. Waxa la dalbanayaa in Kiiniya dalka laga saaro.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.