Muqdisho ayaa la keenay qalabkii lagu sifeyn lahaa dekeda oo si xooga u burburtey markii kooxo gaalo wadato ay xukunka ka tureen dawladii ummada Somaliyeed.
Qalabkaas waxaa keentay shirkadda Albeyrak ee ka howlgasha Dekadda Muqdisho waxaa goobjoog ka ahaa goobta lagu daah furayay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Marwo Maryan Aweys Jaamac, maareeyaha Dekadda ee shirkadda Albeyrak, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
Qalabkaan ayaa ah mid muhiim ah gaar ah uleh Dekadda Muqdisho, taasi oo Maraakiibta Xamuulka ah ay ku soo xiran karaan, islamarkaana dakhli xoogan ka soo xaroon doonaan sida ay mas’uuliyiinta dawladda sheegeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay