08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muran u dhexeeyay ganacsatada Boorama ee geri go,anka ku jira oo xal laga gaaray+MUUQAAL

WP_20141122_014Boorama 22 Nov 2014–Muran u dhexeeyay ganacsatada Boorama ayaa ku dhow in xal laga gaaray. Dood ku saabsan arintan ayaa ka dhacday Boorama. Lama garanayo halka muranku ka taagan yahay maadaama iyaga oo dhami was ka soo iibsadaan oo lacagtoodu gasho Hargeysa iyo Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM