11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muranka beesha Muuse Biixi ee isku haysata wasaarada warfaafinta oo cirka isku shareeray

Muranka beesha Muuse Biixi ee isku haysata wasaarada warfaafinta ayaa cirka isku shareeray. Shalay ayuu maareyaha wasaaradaasi diidey inuu xilka wareejiyo maantana isla wasiirka ayaa jawaab bixiyay.

Waxa wasiirkan ka muuqata jaahilnimo dheeraada. Wuxuuna leyahay Siilaanyaa magacaabay Siilaanyana waa tagey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=frFxUV5cR1g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS