23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muranka lacago maqan iyo maayerka Boorama oo beeniyay in ay jiraan lacago doolaro ah oo maqani+MUUQAAL

Boorama–Waxa had iyo jeer soo noqnoqda in lacago ay maqan yihiin iyadoo ayna jirin xisaabtan dhaba oo ka jira golaha degmada Boorama oo ku guuldaraystay in uu shaqaalihiisii siiyo mishahar ayna bilaa mishahar yihiin mudo bilo ah walina ay sii fadhiyaan xafiiska. Arag maayerka oo diidey xisaab maqan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM