X

Musharax Hargeysa kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay kursiga Kulmiye

Musharax Hargeysa kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay kursiga xisbiga Kulmiye oo bilaha soo socda lagu dooran doono Hargeysa. Kursiga jeegaanta ayaa isku haysta labo jufo oo Isaaqa. Wuxuuna noqdey qori isku dhiib.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.