X

Tahriibeyaal ka baxay Jabuuti oo qaar la helay meydkooda iyo tirada doonyaha wadey

Naftood-haligeyaal ka baxay Jabuuti ayaa laga raadinaayaa badda u dhaxaysa Jabuuti iyo Yaman. Dadkan oo aan la sheegin inay Somali ku jirto ayaa la sheegay inay raaceen laba doonyood oo si xun loo buux dhaafiyay.


Hay’adaha socdaalka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xakada dadkaasi oo hadda la helay meydka47 qof oo ka mida ayadoo la sheegayo inay ahaayeen 150. Doomaha ayaa degay waxyar kadib markey shiraacdeen.

Naftood haligetaashan ayaa la sheegayaa inay ka soo jeedaan dalal Afrikaana. Ma filayno in doomahaas ay dad kale badbaadayaan ayuu yiti nin u hadkey hay”adaas.


Waa markii ugu horeysay ee dad Afrikaana ka baxaan xeebaha Jabuuti ayagoo nolol ka raadinaya Yaman oo holcceysa laakiin isleh uga sii gudba Sucuudiga oo xadku u xiran yahay

Rashiid Ceekaanyo

ARAABIBEWS


admin:

This website uses cookies.