19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali oo ku darsadey saldhiga Carabtu rabto

Musharax ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali ayaa wax ka yiri saldhiga Carabtu ka rabto Berbera si ay u qabsadaan marinka badda Cas kana weeraraan Yaman iyagoo Maraykanka ka helaya caawimo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS