14/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax Maxamed Cali oo hooyadii ku geeriyootay Hargeysa

Marxuumad Caasha Cabdi Cabdillaahi oo ahayd hooyada Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali, ayaa goor dhaweyd ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

 Alle ha u naxariistee Marxuumadda, ayaa muddooyinkii dambe xanuun u jiiftay gudaha magaalada Hargeysa. ,halkaasi oo ay goordhaweyd ku geeriyootay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS