15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax Sakariye Maxamuud oo isna khasaaray 30 kun oo doolar iyo sababta

Waxa hadda socota doorashada madaxwenaha Somaliya oo musharixiintu codkooda ku ridayaan waxase isla goobta ka tanaasuley musharaxnimadiisa sidaana ku khasaaray 30 kun oo doolar Sakariye Maxamuud.



Sakariye Maxamuud ayaa ka mid ahaa kooxdii Aweys ee Asmara ee Sheekh Shariif uga baxay.

Mar uu ka hadlay ka tanaasulkiisa ayuu sheegay in xildhibaanada la iibsaday oo shisheeye si toosa ugu jiro doorashada taas oo muujinaysa in lacago badan lays dhaafsadey.

C/llaahi Warmooge



ARAABINEWS