10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax xigeenka Wadani Maxamed Cali oo maray deegaanada cadilan ee Woqooyiga Awdal

Musharax xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa soo dhaweyn balaaran ka helay deegaanada Woqooyiga gobolka Awdal kadib socdaal uu ku kala bixiyay degmooyinka teedsan xeebta gobolka.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS