X

Musharaxa la tartamayay Musafeni oo diidey natijada soo baxday

Doorashadii dalkaasi Yugaandha ayaa laga soo saaray natiijo ayadoo madaxweynaha mudadaa dheer xukunka ku fadhiyay sheegtay inuu ku guulaystey halka musharaxa la tartamayay sheegay inuu ku shubtey.


Musafeni ayaa muddo gaaraysa 35 sano ku fadhiyay xukunka dalkaasi kadib markii la afgambiyay madaxweynihii dalkaasi ee Iidi Amiin oo afgembigiisa ay ka shaqeeyeen reer galbeed watey Musafeni.

Somaliya ayaa ka mid ahayd dalalka dhexdhexaadinta ka galay mucaaradka iyo madaxweynihii dalkaasi ee Iidi Amiin. Musharaxa la tartamay ayaa ku baaqay in la diido natiijada.


Musafeni ayaa sheegay inuu cagta marin doonto cidii ka hor timaada dib u doorashadiisa. Si kastaba ha ahaatee Musafeni ayaa hore u qalqal geliyay musharixiinta.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.