20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo caawa gaaray Boorama iyo fariinta taageereyaashiisa

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa caawa gaaray Boorama halkaas oo dhaweyn balaaran kadib uu fariin u dirtey taageerayaashiisa aadka u farabadan ee beri mar labaad muujin doona cududooda.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS​