Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo gurigiisa ku casuumay madaxweynihii hore ee Somaliland
Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo gurigiisa ku casuumay madaxweynihii hore ee Somaliland. Waxa casuumada joogey qaar ka tirsan hogaankii hore ee xisbigii UDUB.