X

Daawo xafladii taageerada madaxweyne Farmaajo oo reer Kanada si weyn uga qaybgaleen

Waa xaflad si weyn loo soo agaasimay oo taageero loogu muujiyay madaxweyne Farmaajo iyo raiisal wasaaraha cusub ee uu magaacabay. Waa xafladii ugu weynayd ee ka dhacda Kanada.





C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.