Musharixiinta Puntland ayaa walaac ka muujiyay sida doorashadu u socoto. Madaxa hadda Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay inuu sharaxan yahay, waxase lagu eedaynayaa inuu doorashada uu u isticmaalayo lacago dheeraada.
Doorashada Puntland oo la filayo inay dhacdo 8-da bisha soo socota ayaa waxa u tartamaya in ka badan 29 musharax. Waxay cabasho ka timi hanaanka Cabdiwelli Gaas u wado oo ka fog cadaalada.
”Waxaan shaki weyn ka qabnaa in doorashada bisha soo socota ay u dhici si cadaalada ayay yiraaheen musharixiin shir jaraaid ku qabtey Garoowe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay