X

Mustafe Cagjar oo Hargeysa ku dhagax dhigey wado la filayo in la dhiso

Madaxa dawlada Somali galbeed Mustafe Caghar oo xalay soo galay Hargeysa ayaa maanta la furey Muuse Biixi wado balaaran oo laami ah oo ka soo baxda Berbera tagtana Wajaale. Wahaabiyada Carabta Imaaraadka ayaa la filayaa inay fuliso hawsha wadadan sida xertii Siilaanyo kula heshiiyeen.


Dawlada Somaliya ayaa diidey heshiis ku sheegaa dhexmaray xertii Siilaanyo oo jeebka loo buuxiyay guryana ka dhistey ayagoo la ogyahay in mishaharka u qoran ayna guri mu dhisan karin iyo Wahaabiyada Imaaraadka.

Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa rajaynaya in ay ka faaiideystaan alaabaha ka soo degaya dekedda oo maamulka Somaliland aanu shaqo ku lahayn kana ag dhawaan karin.


Xertaas Siilaanyo waxa u darnaa jeebkooda ayuu yiri Xasan Cali oo Hargeysa jooga ee marnaba looma samay danta gobolka iyo in lagu xaasido Jabuuti.

Msxamed Yuusuf

ARAABIBEWS


admin:

This website uses cookies.