X

Bakistaan oo war ka soo saartey duulihii Hindiga ahaa ee ay qabatey

Dawlada Bakistaan ayaa war ks soo saartey duuliyaha Hindiga ah ee la qabtey markii diyaaradii uu wadsy lagu soo ridey gudaha Bakistaan. Duuliyahan ayaa diidey inuu sheego hawsha loo soo direy waxay ahayd. Hindiya ayaa ka carootey sida saxaafada loogu soo bandhigey isagoo afka dhiigu ka da’ayo.


Raiisal wasaare Cimraan Khan oo la hadley labada gole shacab ee dalkaasi ayaa sheegay in  berito oo Jimce ah la sii deyn doono si loo xoojiyo nabadda ka dhsxaysa labada dal ee jaarks ah.


Wadamada aduunka ayaa ugu baaqay inay ka fogaadaan inay sii huriyaan colaada. Hindiya ayaa ku fashilantey inay sii wado dagaalka, ayadoo hadda wixii ka dambeeya diyaarado ku soo weerari karin Bakistaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.