23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuqaal aad u naxdin badan iyo nin bilaa guri ah oo badbaadiyay haweenay la haystay laakiin isagii u geeriyooday

Dalkaasi Brazil ayaa waxa ka dhacday dhacdo aad u naxdin badan oo cidkale ku dhici wayday kadib markii nin bilaa guri ah uu ku soo booday nin haweenay ay saaxibo ahaayeen qori ku haya. Ninka ayaa u muuqday in uu ka badbaaday rasaasta waxase markii dambe uu u adkaysan waayay goobta halista ah ee ay kaga dhacday,,waxana la arkay isagoo dhulka ku dhacay. Nasiib daro booliisku ma qaadin in ilaa hal daqiiqo ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM