November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuqaal dhamaystiran soo dhaweyn Awdal loogu sameeyay musharax Maxamed Cali oo Wadani ah

Musharax Maxamed Cali oo baryahan soo dhaweyntiisa aad loo qabanqaabinayay lana filayay in gobolka Awdal si aada loogu soo dhaweeyo ayaa soo dhaweyntiisa aad looga dareemay Dilla iyo Boorama. Musharaxan ayaa ka mida musharaxiin ree Awdala oo iyagu isku ciriiriyay jagada madaxweyne ku xigeenka Wadani oo ay faraha uga qaadeen beesha Isaaq ee Habaryoonis.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS