08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuqaal laga soo duubey sida Yuhuudu u taageerto una daaweyso dhaawaca argagixisada Al-Nusra

WP_20150202_003Siiriya–Markaad maqasho kooxaha xagjirka ee ka dagaalama Siiriya ee burburiyay dalkii dadkiina ka dhigey wax dhintey iyo wax qaxay waxaad ogaanaysaa cida hubeysa. Muuqaalka ayaa si tafaftiran usharxaya halka lagu daaweeyo dhaawaca kooxda AlNusra iyo kooxaha Daacish.

 

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS