Muuqaal muujinaya sida diin ka bixida ah ee argagixisadu u xasuuqdo dadkeena yar iyo weyn. Waxa duubtey kaamaro la dhigey jidka aada meel aan ka fogeyn aqalka ummada ee magaalada Muqdisho.
Bal u fiirso sida hooyadu ugu dhegtay cunugeeda ayadoo ilowdey nafteeda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS