12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuqaalka xisbiga Wadani uu magaalada Hargeysa maanta ku soo bandhigey

Muuqaalka xisbiga Wadani uu magaalada Hargeysa maanta ku soo bandhigey. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa si xawliya uga socda deegaanada hoostaga maamulka ayadoo usbuucyo ka hadhan tahay doorashada.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS