“Waxaa maanta inoogu daran waa Aqoon daro, dadkii wax bartay waxaa Qaadatay Muqdisho, Inagu ma Qorano, Inagu Aqoon uma jeedno, waxaynu u jeednaa Reer Hebel waxa sii huriyay Muuse Biixi” Ayuu yidhi Faysal Waraabe.
Faysal Waraabe oo si cad ugu sheegay Muuse Biixi maahmaahda tidha haddii nin aan talin jirin taliy nin talin jirey ayaa baxa. Lama Cidhiidhsado hogaanka ee waa loo dhashaa hadaad Cidhiidhsato waad Fashilmaysaa, waa tan maanta taagan”.
Maxamed Yuusuf
ARAAVBINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay