22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi hadduu qabto doorasho aan loo dhamayn wixii yimaad isagaa ka masuula: WADANI

Muuse Biixi hadduu qabto doorasho aan loo dhamayn wixii yimaad isagaa ka masuula. Warkan xisbiga Wadani ayaa imaanaya xilli Muuse Biixi ku dhawaaqay inuu doorasho qabsanayo bisha Noofembar ee sanadkan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wgoV1n-bb78[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS