X

Muuse Biixi intuu cirku u jiro ayuu ictiraaf u jiraa: Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha AWdalstate ayaa bixiyay waraysi xasaasiya oo uu kaga hadlay safar xitaa xildhibaanada Maraykanku fahmi waayeen wuxuu ku hadlayo oo ay si sarbeeba u qarxisay Ilhaan Cumar. Dr Nageeye ayaa ku qarxiyay Muuse Biixi oo xitaa beeshiisii ka carartey in sheekada ictriaaf oo dibeddka timaada ay cirkaa u jirto.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.