X

Horjooge Siciid Deni oo dhiig daadiyay oo naleh waxan ahay musharax

Horjoogaha maamulka Butlaan ee sida tooska ah ugu xiran Imaaraadka iyo Kiiniya ayaa sheegay inuu musharax yahay kadib markii uu dagaal u galay inuu kuraas badan ku shubto oo isagu gacanta ku hayay.


ā€¯Fadeexad ka weyn ka arkin musharax kuraas si toosa loogu xiray oo weliba ninkii farta ka saaray hadda leh wixii isaga la dagaalama diyaar ayaan u nahay ayuu yiri Cali Calasow.



Waxa dad badan is weydiinayaan in hadda kursiga uu ku naaxay laga tuurayo. Waa horjoogihii ugu faaiidada darnaa ee soo mara maamul jufeedka Butlaan ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warsame

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.