22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe oo xilli doorasho iskooda soo saaray

Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe ayaa meel uga soo jeedsaday xisbiga Wadani kadib iyaga oo si wada jira u soo saaray war qoraala oo ay ku sheegeen inaan la kala direyn gudiga fashilantey ee doorashooyinka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wdvGZhLKvq8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS