X

Muuse Biixi oo shuruudo ku xidhey cida bedelaysa

Afhayeen u hadlay xisbiga Muuse Biixi ayaa sharaxay shuruudaha uu Muuse Biixi ka rabo cida bedelaysa. Shuruudaha uu soo saaray ayaa loogu talogalay in ayna bedelin in dad aqoon leh laakiin isa soo sharaxin karaan keliya kuwo aan dhamin isaga. Wuxuuna diidey in qof dibedda ku nool uu isa soo sharaxo.


Shuruuda aad loola yabay ayaa ah warqada dambiilaha oo lafteedu ka reebaysa Muuse Biixi inuu isa soo taago maadaama uu dunuub badan ka galay dadka gobolka.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.