12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo amaro cusub duldhigey dadka Laascaanood

Muuse Biixi ayaa amaro cusub duldhigey dadka Laascaanood. Amaradan oo dadku aad uga caroodeen ayaa waxa akhriyay maamulka Laascaanood ee Somaliland hoostaga. Dhinaca Tukaraq waxa jirta is rasaasayn joogta ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=C3JtmIR3UFQ[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS