X

Muuse Biixi oo amrey inaan Axmed Madoobe loo tegi karin

Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in jeelka loo taxaabi doono ninkii lagu arko asagoo Ka qaygalaya siyaasada Koofurta Somaliya xilli xildhibaan daraad sheegay inuu qaybgalayo caleemo saar uu dhiganayo Axmed Madoobe.


Athayeen u hadley Muuse Biixi ayaa sheegay inay muteysan doonaan jeel maadaama sharciga maamulka uu yahay inaan Muqdisho.


Dadka caadiga ah ayaa jeel loo taxaabaa maadaama loo sheegay in Muqdisho tahay cadowga koowaad ee beeshu leedahay. Sharciga ayaa qaban ehelada Muuse Biixi iyo asxaabtiisa oo iyagu la kulma madaxda Koofurta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.