X

Horjoogeyaashii Waare ka go’ay oo war soo saaray

Horjoogeyaashii Waare ka go’ay ayaa war soo saaray. Inkastoo Galmudug sheegtay in xilka laga tuurey Xaaf haddana waxa lagu daray warka ay soo saareen taas oo ka dhigin inayna u hogaansamin sharciga.


Horjoogeyaasha ayaa sheegay in heshiiska Hirshabeelle iyo dowladda Federaalka aanu khuseyn Golaha, isla markaana aanu waxba ka bedeli doonin go’aankii maamul goboleedyada ka soo saareen shirkii Magaalada Kismaayo.


Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka in Hirshabeelle u madax bannaan tahay ka tashiga iyo go’aan ka gaarista masiirka dowladeed iyo mid ummadeed.

Qoraalka ayaa muujinaya in Hirshabeele markii horeba wax ku lahayn go’aankii Kismaayo ee ay inta badan wateen Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.