20/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo buundo dhagax dhigey magaalada Boorama

Muuse Biixi ayaa buundo dhagax dhigey magaalada Boorama. Buundadan oo magaaladu u baahneyd muddo ad u dheer ayaa Muuse Biixi laftiisu ka gudbey markii Camuud dhigan jirey todobaatanaadkii.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KAPYeeIfMNI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS