X

Muuse Biixi oo cadho kula duldhacay wakiiladiisa dibeda

Horjoogaha maamulka Somaliland ayaa cadho kula duldhacay wakiilada maamulkiisa u jooga dalalka Yurub. Xilka qaadis jeegaamaysan oo uu sameeyay ayuu ku bedelay dhamaantood kadib markey waxba isku keeni waayeen.


Gabadh ku shaqaysan jirtey barnaamijka usbuuca Somalida laakiin ay keeni jirtey kuwa Somalida cuqdada ku kala rida sida Maxamed BK iyo Xildhibaan Dheeg ayaa ka mida kuwa Muuse Biixi aamini waayay.


Hoos ka akhriso liistada

XIL KA QAADIS
Ku: Maxamuud Cabdi Dacar
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Midowga Yurub
Ku: Ayaan Maxamuud Maxamed
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Boqortooyada Ingiriiska
Ku: Sulub Warsame Xuseen
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Norway
Ku: Cabdalla Muuse Axmed
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya
Ku: Cali Maxamed Axmed
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Yaman
Og: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.


Magacaabid

Waxaan Go’aamiyey;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiintan:
1. Cabdi Cabdillaahi Xirsi Maxamed Wakiilka Somaliland ee Boqortooyada Ingiriiska.
2. Salaan Xasan Kayd Cabdille Wakiilka Somaliland ee Midowga Yurub.
3. Yuusuf Maxamed Guuleed Boodhle Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya.
4. Maxamed Maxamuud Aadan Samatar Wakiilka Somaliland ee Dalka Norway.
5. Axmed Jaamac Xasan Shire Wakiilka Somaliland ee Dalka Koonfur Afrika.
6. Mustafe Yuusuf Ismaaciil Cali Wakiilka Somaliland ee Dalka Jarmalka.
7. Cali Axmed Cismaan Wakiilka Somaliland ee Dalka Sucuudi Carabiya.
8. Axmed Cali Salaad Maxamed Wakiilka Somaliland ee Dalka Yaman.
9. Barkhad Maxamuud Kaariye Samatar Wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee Dalka Itoobiya

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.