November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo carabka ku dhiftey fadhiidnimada wax maamulkiisa

Muuse Biixi oo sidfii maamulka loogu dhiibey waxkasta daaqada ka baxeen ayaa qirtey fadhiidnimada maamul xumadiisa. Qoffkasta anuu igu ha qabsadaa atyuu yiri Muuse Biixi.



”Oo hadaa yaa lagu cararaa maanu ahayn horjoogihii maamulka mar haddii dadku ka qaylinaayaan maamul xumadiisa ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga. Horjooge Muuse Biixi ayaan ka hadal hadalkii taliyihiisa ciidanka uu ku durey beelaha Garxajis (ISAAQ).

https://youtu.be/SJTgZbpSxPU




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS