X

Muuse Biixi oo dhalinyarada wax bartey u sheegay inay dhulka xaadhaan

Horjoogaha maamulka Somalilaan ee ku fashilmey inuu shaqo abuur u sameeyo yaqaan dhalinyaradii wax baratey, bedelkeedana Ka doortey inuu jeelasha ku guro ayaa dhalintaas u sheegay inay dhulka xaadhaan. Muuse Biixi ayaa yidhi maqaaxiyaha ayay Ku ururaan ee dhulka ha xaadhaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.