10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Muuse Biixi oo diidey inuu sheego tirada askarta Imaaraadka ka imanaysa

Muuse Biixi ayaa diidey inuu sheego tirada askarta Imaaraadka ee degi doonta saldhiga Berbera Iyo xilliga ay imam doonaan.



Muuse Biixi ayaa difaacay saldhiga ayadoo ay weyntahay xaqaljeebka Imaaraadku bixiyay. Muuse Biixi oo u waramay wargeysyada reer galbeedka ayaa sheegay inuu u baahan yahay saaxiib.



“Dowladeyda aad uma itaal badna, wuxuuna Aageenna u baahan yahay in la ilaaliyo” ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland.

Dawlada Somaliya ayaa Ku dhow inay DP World ka madnuucdo dalka xilliga uu barlamaanka u gudbiyo madaxweynaha.

C/llaahi Warmoge

ARAABINEWS