X

Muuse Biixi oo guddi hoosaadyada guurtida u soo direy Awdal

Muuse Biixi ayaa guddi hoosaadyada guurtida u soo direy Awdal. Lama garanayo ujeedada hoose ee guddigan Muuse Biixi soo direy inta badanse waxa lagu macneeyaa mijobaxsi.


Xildhibaanada Awdal ee jooga ayaa ku hanjabay inuu isaga imaan doonaan Hargeysa inkastoo dadka reer Awdal badankood qabaan inay tahay waxma kama jiraan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=T9fXs2rk_uk[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.