X

Wasiirka maaliyada oo madaxdii hore ee Somaliland ka fogeyn jireen beeshooda

Wasiirka maaliyada oo madaxdii hore ee Somaliland ka fogeyn jireen beeshooda laakiin Muuse Biixi wixiiba ka dhigtey beeshiisa hoose. Ugu yaraan waxay u dhiibi jireen beelaha kale ee ISAAQ ayagoo kala ordaya beelaha derifyada ee lagu uurkacsado.


Waxa aynu halkan ku eegi doonaa Liiska dhammaan Wasiirradii Maaliyadda soo maray iyo sida Madaxweynayaashii dalka isaga kala dambeeyey ay ugu soo xusheen. Marka laga soo bilaabo xukuumaddii Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali oo waddanku xaalad adag isaga jiray.



 

Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda Maaliyaddu waxa ay u qaybsami jirtay laba Wasaaradood oo la kala odhan jiray, Wasaaradda Khasnadda iyo Wasaaradda Maaliyadda, balse markii dambe waa la isku daray oo waxa loo bixiyey Wasaaradda Maaliyadda.

Yuu Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali (IHU) u cugtay Maaliyadda?

Ismaaciil Hurre Buubaa….1991 illaa 1993
C/laahi Maxamed Ducaale….1993 illaa 1994
Ibraahin Cabdi Muuse…1994
Wasiirradii Madaxweyne Cigaal u doortay Maaliyadda:

Maxamed Axmed Samatar “Ildab” – 1994
Maxamed Dhimbiil Galbeedi…1995 illaa 1995
Cawil Xaaji Cumar 1994 Illaa 1995 “Wasiirka Khasnadda”
Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) 1996 illaa 1996
Eng. Yuusuf Caynab Muuse…1996 illaa 1997
Axmed Maxamed Maxamuud ‘Siillanyo’- 1997illaa 1999
Prof. Maxamed Siciid Gees…1999 illaa 2001
Xuseen Faarax Dooddi….2001 illaa 2003
Wasiirradii Madaxweyne Daahir Rayaale u doortay Maaliyadda:

Soo ururuintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.