Muse Biixi ayaa safraarada ingiriiska iyo safaarada maraykanka ee Nairobi ka dalbaday viso uu booqasho uugu tago dalal kooda. Hase yeeshee Labada safaaradood ba Muse wey u diideen in ay siiyaan Visaha. sabab tuna waxay tahay waxy u diidanyiin siyaasiyan oo marka horeba dowladahaasi ma ogola Muse Biixi oo wuxuu uugu qoranyay Bad Books kooda.
Hadaba Muse Biixi ayaa wuxuu ku daba lu goa’yaa A/rahman Ciro oo caalamku jecelyay oon weligii cunin shilin siyaasad ka soo gala mooyaane mid kale.
Madaxtooyada ayaa Muse Biixi qulux-qulux u garaacaysa isna kama ilbaxo oo kolba mashruuc bay cagta u saarayaan sidii oo ay wax la doonayaan.
Amina Weris baa dhawaan kicisay Muse oo ku tidhi waar waad iska huradaa ee sowkaa Ciro caalamkii kaaga dheereeyey dabeed markiiba Nairobi ayuu Muse dalaq yidhi oo uu isla soo sawiray dadkii Ciro soo dhaweeyey oo ay ka mid rtahay gabadha wasiirka arimaha dibada ee wadanka Kenya.
Muse Biixi talaa-badii siina wuu ka tegay tii A/ahman Ciro na wuu gaadhi waayay dabeed wuxuu ka xanaaqaa marka lagu yidhaa Musow bal Ciro daawo dacalada adna salaadiin taadii iyo beeshaadii ayaanad hayn oo kaa soo horjeeda.
Muse Meel laga ogolyay iyo cid wadata toona lama hayo ilaa iminka. Muse wuuu ogyay in aannu shicibka reer Somaliland cod ka helayn ee musharax baan ahay uun buu xoolo ku urursadaa sida Faizal Cali Waraabe. ucid uuga dhigto NGO.
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay