November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo ISAAQA kale si niyada shafka u saaray kan Samaroona diidey xataa inuu eego

Muuse Biixi ayaa ISAAQA kale si niyada shafka u saaray kan Samaroona diidey xataa inuu eego. Shalay ayay ahayd markii xisbiga Wadani aqbaleen kulan Muuse Biixi codsaday.



Waxase magaalada Hargeysa iyo Boorama aad looga hadal hayaa sida uu ku xigeenka Wadani Maxamed Cali uu Muuse Biixi u diidey inuu shafka saaro xataa eegi waayay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IakBkkRwejg[/embedyt]

Sawirka hoose waa Maxamed Cali iyo Muuse Biixi

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS