X

Muuse Biixi oo isku shaandheyn ugu dambeyn eryay wasiir hablo caayay

Madax maanulka Somaliland Muuse Biixi ayaa isku shaandheyn ugu dambeyn ku eryay wasiir Guri-madhan oo ahaa wasiirka warfaafinta oo isugu caayay hablaha Hargeysa isla markaana ilma adeer yihiin. Wasaarada warfaafinta ayaa waxa wada jooga Muuse Biixi jufadiisa. Xataa marka lagu daro midkan cusub ee uu nagacaabay.


Wasiirada iyo agaasimeyaasha uu eryay waxa ka mida:

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo);
Wasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle;
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga
Maxamed Muuse Abees
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.

Agaasimeyaasha la eryay iyagana waxa ka mida:


Jamaal Cabdilaahi Muxumed
Agaasimihii hore ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga
Ku: Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye
Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka
Ku: Cabdikariim Xuseen Siciid
Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Kuwa lagu bedelay wasiiradaas iyo agaasimeyaashaas iyo weliba wakiilada Imaaraadka iyo Kiiniya waxa ka mida:

Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga
2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda
4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah
7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha


8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka
9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
10. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
11. Farxaan Aadan Haybe Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta
13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya
14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer.

Soo akhrintii Maxamed  Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.