18/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo Iska difaacay inuu argagixisada la shaqeeyo

Maamulka Somaliland ayaa Iska difaacay eedaymo uga yimi Butlaan iyo bulshada kalana oo ah inay tops ula shaqeeyaan argagixisada Wahaabiyada ee Shabaab. Maamulka ayaa Butlaan ku eedaysay inay grab Ka helaan argagixisada siiba dhinaca buuraha Galgala oo ay xarun ku leeyihiin kana soo duulaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS