Maamulka Somaliland ayaa Iska difaacay eedaymo uga yimi Butlaan iyo bulshada kalana oo ah inay tops ula shaqeeyaan argagixisada Wahaabiyada ee Shabaab. Maamulka ayaa Butlaan ku eedaysay inay grab Ka helaan argagixisada siiba dhinaca buuraha Galgala oo ay xarun ku leeyihiin kana soo duulaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS