X

Xildhibaan ku baaqay in la soo xiro Axmed Madoobe

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka tirsan gudiga amniga barlamaanka Somaliya ayaa ku baaqay in la soo xiro Axmed Madoobe dembiyada uu galay awgeed. “Axmed Madoobe waa dembiile galay dembiyo Kala duwan dawladuna qof sidaasa ma rabto inay la hadasho ayuu yiri Daahir Amiin.



Xildhibaanka ayaa dhinaca kale sheegay in ciidanka Kiiniya ee dabada Ka wata Axmed Madoobe lala xisaabtamo maadaama ay yihiin ciidan siyaasad ku yimi.

Axmed Madoobe ayaa abaabuley doorasho ay qaadaceen dawlada Somaliya iyo saaxiibada ku qaraabta magaceeda waxase taageertay keliya Kiiniya. Wuxuu sheegay inuu is caleemo saaro doono bishan aakhirkeeda.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.