X

Muuse Biixi oo isna wax ka yiri daahfurka kaadh qaadashada oo Boorama ka furmeysa

Muuse Biixi oo isna wax ka yiri daahfurka kaadh qaadashada xilli musuq maasuq xun ka dilaacay tirada la shaaciyay iyo muran ka qarxi doona markii dadkii la yareeyay u yimaadaan kaadhadhkooda.

Xaflad ballaadhan oo ka dhacday huteelka Rays ee magaalada Boorama maanta oo ay ka qaybgaleen xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, madaxda axsaabta siyaasadda, wasiirro ka tirsan xukuumadda, madaxdhaqameed iyo shaqaalaha fulinaya hawsha qaybinta kaadhadhka codbixinta.



Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey xafladda waxa uu si qoto dheer  ugaga hadlay hannaanka doorashooyinka, dimuqraadiyadda, faa’iidooyinkeeda iyo caqabadaha soo wajaha iyo xalka mar walba lagaga bixi karo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.