Muuse Biixi oo isna wax ka yiri daahfurka kaadh qaadashada oo Boorama ka furmeysa
Muuse Biixi oo isna wax ka yiri daahfurka kaadh qaadashada xilli musuq maasuq xun ka dilaacay tirada la shaaciyay iyo muran ka qarxi doona markii dadkii la yareeyay u yimaadaan kaadhadhkooda.
Xaflad ballaadhan oo ka dhacday huteelka Rays ee magaalada Boorama maanta oo ay ka qaybgaleen xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, madaxda axsaabta siyaasadda, wasiirro ka tirsan xukuumadda, madaxdhaqameed iyo shaqaalaha fulinaya hawsha qaybinta kaadhadhka codbixinta.
Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey xafladda waxa uu si qoto dheer ugaga hadlay hannaanka doorashooyinka, dimuqraadiyadda, faa’iidooyinkeeda iyo caqabadaha soo wajaha iyo xalka mar walba lagaga bixi karo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...