Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay wiil socodkiisa matalay uguna daray mishahar la’aan. Waxa sidaas xaqiijiyay xisbiga FAysal Waraabe ee UCID oo ka aargagaxay arinta. Muuse Biixci oo dhiig badani gacantiisa ku Jiro ayaa xilligii SNM been ugu sheegi jirey inuu xoriyad raadinanaayo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bAWa5feOcoI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay